Wasiir Carab oo ka hadlay rabshado dhexmaray arday iyo ciidamo Boolis ah

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ,Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada Mudane Maxamed Caabi Xasan ayaa maanta soo xiray imtixaanka Fasalka 12-aad oo Shantii Maalin ee la soo dhaafay ka socday dalka islamarkana ay u fariisteen in ka … Continue reading Wasiir Carab oo ka hadlay rabshado dhexmaray arday iyo ciidamo Boolis ah